Muranka dhuleed ee maamulada Somaliland iyo Puntland iyo wasiiro labada dhinac oo ka hadlay (DHAGEYSO)

Muranka dhuleed ee maamulada Somaliland iyo Puntland iyo wasiiro labada dhinac oo ka hadlay (DHAGEYSO)

daajis.com:-Maamul goboleedka Puntland ayaa cabasho ka muujiyey ciidan ay sheegeen in xukuumadda Somaliland ay geysay degaanka Carmo oo u dhow degamada Badhan oo gobolka Sanaag.

Muranka labada dhinaca ayaa soo badanay ilaa markii Madaxweyne Siilaanyo uu booqasho ku tagey degmada Laasqoray.

Dhinaca kale, Somaliland ayaa sheegtay in ciidanku uu tagey dhul ay Somaliland leedahay.

Wareysi arrintaas ku saabsan hoosta ka dhageyso.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:43 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada