DAAWO VIDEO:- Goolkii ugu horreeyay uu Mohamed Salah u dhaliyo Chelsea…(Salah oo sujuud la dhacay)

DAAWO VIDEO:- Goolkii ugu horreeyay uu Mohamed Salah u dhaliyo Chelsea…(Salah oo sujuud la dhacay)

daajis.com:-Naadiga Chelsea ayaa xasuuq ba’an u geysatay naadiga kala dhisan London ee Arsenal ciyaar ka tirsanayd Premier League.

Laacibka muslimka ah ee reer Masar Mohamed Salah oo isagu badel ku soo galay ciyaarta ayaa u dhaliyay Chelsea goolkiisii ugu  horreeyay tan iyo sidii uu ugu soo biiray isagoo dabadeed sujuud la dhacay.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada