DAAWO VIDEO:- Horumarka iyo howlaha ka socda dekadda Muqdisho

DAAWO VIDEO:- Horumarka iyo howlaha ka socda dekadda Muqdisho

daajis.com:-Dekadda magaalada Muqdisho Muqdisho oo mudooyinkan horumar ka sameysay dhinacyada adeega iyo dhismaha ayaa waxaa haatan ay noqotay mid aad u mashquul badan.

Waxaa barbar socda horumarka ka muuqda dekadda mashquul aad u farabadan, iyo maraakiib xamuul kala duwan laga soo dejinayo iyo kuwa lagu rarayo, hadaba halkan hoose ka daawo muuqaalka dekadda iyo isbadalka ay sameysay.

HALKAN KA DAAWO HORURMARKA DEKADDA MUQDISHO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada