Daawo Video Layaab Leh:- Nin shuminaayo Maska halista badan ee Cobra

Daawo Video Layaab Leh:- Nin shuminaayo Maska halista badan ee Cobra

daajis.com:-22 jir u dhashay dalka Thailand ayaa si cabsi la´aan ah usoo bandhigay arin cajiib ah, xili lagu guda jiray bandhiga show ka dhacay dalka Thailand, kadib markii uu shumiyay boqorka masaska Cobra-ha loo yaqaan ee halista badan.

Wiilkani dhalinyarada ah ayaa si deganaansho ay ku jirto u shumiyay Maskan Cobraha ah ee ugu halista badan xayawaanada duurgalka ah, isagoo inta uusan shumin ciyaarsiiyay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO


Hase ahaatee dadka qaarkii ayaa qaba in ninkani uu adeegsanayay Sixir, halka qaar kale ay ku tilmaameen waxyaaabo indha sarcaad ah.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:16 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada