Madonna oo Carabkeeda ku Nadiifineysa gurigeeda.

Madonna oo Carabkeeda ku Nadiifineysa gurigeeda.

daajis.com:-Fanaanada caanka ah ee Madonna ayaa sawirkeeda ku faafisay bogga "Instagram" eyadoo carabkeeda ku nadiifineysa daaqadaha ka sameysay muraayadaha ee gurigeeda, arintaan ayaa dad badan ka yaabisay.

Madonna oo 55-jira ayaa bogga ay ku leedahay Instagram waxa ay soo dhigtay sawir muujinaya eyadoo carabkeeda ku leefeysa dariishada suuliga gurigeeda, eyadoo ku hoos qortay waxaan qabsanaa shaqadeyda guri.


Fanaanada Madonnka ayaa tiri weli waxaan wadaa nadiifinta guriga, shaqada haweenku ma dhamaato weligeed, laakiin mar weliba waxaan jecelahay quruxda iyo nuurka.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 08:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada