Fariimo Jaceyl :- Ma Ihi Qof Daciif Ah , Qaali Adiga Ayaa Xoogeyga Ah Iyo Kuwo Kale

Fariimo Jaceyl :- Ma Ihi Qof Daciif Ah , Qaali Adiga Ayaa Xoogeyga Ah Iyo Kuwo Kale

daajis.com:-* Ma hayo erayo aan kugu faah-faahiyo jaceylka aan kuu qabo , maxaa yeelay waxaan haysataa qof aad qatar u ah oo wax fahmeysa xittaa aamusnaanteyda .

* Maalin waliba qof ayaa la kulmaa balse waligeey ma helin qof adiga oo kale ah , waa run in dunida ay dad ka buuxaan balse ma jiro qof kula mid ah oo ku bar bareyn kara .

* Ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay , ma jecli in aan qof la wadaago wax yaabaha ii gaarka ah balse waxaan doonayaa in aan adiga kula wadaago dhamaan xasuusaha farxadeyda maxaa yeelay ma aqaan sababta balse waan ku jeclahay .

* Waxaan magacaada ku qoray cirka balse dabeysha ayaa qaaday , waxaan magaacada ku qoray dhulka balse bacaadka ayaa qaaday , ka dib waxaan ku qoray qalbigeyga waligiisana waa ku qornaanayaa .


* Ma ihi qof qof daciif ah , qaali adiga ayaa ah xoogeyga , inta aad adiga tahay jaceylkeyga ma jirto wax dunidaad yaal oo u ruxi kara ama i gil gil kara , waan ku jeclahay


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada