Justin Bieber iyo Selena Gomez oo dib mar kale u midoobay

Justin Bieber iyo Selena Gomez oo dib mar kale u midoobay

daajis.com:-Sida ay soo dhigeen Twitterka labada lamaane Justin Bieber iyo Gacalisadiisii hore Selena Gomez waxaa ay sheegeen in dib u midoobeen kadib muda ay kala maqnaayeen oo khilaaf u dhaxeeyay.

Fanaanka Justin iyo gacalisadiisa ayaa mudooyinkaa aha kuwa u muuqda in uusan ka dhaxayn dagaal xoogan oo sababi kara in Xariirkooda bur burto hayeeshee ugu danbayntii ayay ku guulaysteen in ay heshiiyaan.    


Justin ayaa mudooyinkaa waday dadaalo uu ku doonayo in gacantiisa selena Gomez ku soo celiyo hayeeshee ugu danbayntii ayuu guul ka gaaray sida lagu sheegay fariin Twitterka la soo dhigay.
Xiddigta Selena Gomez ayaa wali arintaa ka hadal walow hore u sheegtay in ay adkaan doonto in la heshiiso Justin kadib markii kala irdhoobeen muda sanad ku dhaw taa oo keentay in colaadooda xoogaysato.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada