Qaar kamida Dowladaha Carabta oo diiday in filimka Neoh laga fiirsado dalkooda.

Qaar kamida Dowladaha Carabta oo diiday in filimka Neoh laga fiirsado dalkooda.

daajis.com:-Maalmo ka hor ayey eheed marki wadaadada ugu sareeya Al-Azhar Sharif, ay dalbadeen in la mamnuuco daawashada filimka laga metelay Nabi Nuux CS, waxaana laga mamnuucay dhawr dooladood oo carab ah.

Filimka "Noah", dowladaha ilaa hada laga mamnuucay in laga daawado waxaa kamida UAE, Bahrain iyo Saudi Arabia, kuwaas oo ga'aan rasmiya kasoo saaray.



Dalka Masar oo qorshuhu yahay in bishaan dhaxdeeda laga sii daayo filimkaan, weli go'aan rasmiya kama soo bixin, welow wadaadadu sheegen iney xaaraan tahay in filim laga sameeyo Ambiyada iyo asxaabta.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada