Karan Johar : waan jeclahay in aan daawado Shumiskii dareenka watay waxa ay ahayd wax lala yaabo.

Karan Johar : waan jeclahay in aan daawado Shumiskii dareenka watay waxa ay ahayd wax lala yaabo.

daajis.com:-Alia Bhatt iyo Arjun Kapoor oo ah jilayaasha filimka 2 States ayaa ka yaabsaday daawadayaal badan kadib markii labada actar gooba fagaaro ah isku shumiyeen xili filimkaa jilayeen.

Kran johar oo ahaa soo saraha filimkaa ayaa sheegay in uu aad uga helay qaabkii loo jilay filimkaa waxa uuna sheegay in uu jeclaa in uu wax badan dawado sida labada actar wax u jilayeen. 
Waan jeclahay in aan daawado shumiskii dareenka watay ee Alia Bhatt iyo Arjun Kapoor runtii waxaaba la oran karaa waxa ay ka ahayd dhab hadii aad u sii fiirsato ayuu yiri actarkaa.
Jilayaasha filimkaa ayaa wacdaro ka dhigay baar lagu cawayo oo ku taal galbeedka Xarunta Filimaanta Bollywoodka waxaana halkaa lagu jilayay qayb ka mid ah filimkaaa jilaaga ka yahiin

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada