Kareena Kapoor ma ogola in Saif Ali khan I furo..

Kareena Kapoor ma ogola in Saif Ali khan I furo..

daajis.com:-Kareena Kapoor ayaa sheegtay todobaadkaa xili marti ku ahayd Barnaamij todobaadle ah oo ka baxa Z Aflaan in aysan ogolayn in la furo.
Waxa ay sheegtay in aysan marna ogolaan lahayn in ay garoobayso waxa ayna taa bedalkeed sheegtay in ay ka door bidi lahayd in u dul qaadato dhibaato haday timaad.
    
Atariishada ayaa sheegtay in ay aragto Haween dalbanaya in la furo ama la furayo waxa ayna ku tilmaamtay tilaabooyinkaa nuucaas kuwa nasiib daraa.
Actarada ayaa si cad u sheegtay in aysan ogolaan lahayn in Saif kala tagaan hadii khilaaf soo kala dhaxgalo waxa ayna xustay in Sab saban lahayd.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 11:34 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada