Lady Gaga oo Labis lala yaabay soo xiratay xili ay marti ku eheed barnaamijka Jimmy Kimmel.

Lady Gaga oo Labis lala yaabay soo xiratay xili ay marti ku eheed barnaamijka Jimmy Kimmel.

daajis.com:-Fanaanada iska yaabika badan ee Lady Gaga ayaa marti u noqotay barnamijka " Jimmy Kimmel Live" eyadoo sida caada u ah soo xiratay labis layaab leh, waxeyna ku kaftantay waxaan labiskaan usoo xirtay inaan ku qariyo kilaadkeyga oo beryahaan siyaaday.

Lady waxa ay daaha ka qaaday in dharkaan uu sameeyay Gareth Pugh, waxaana la socda sida ay sheegtay kobo aad u waaweyn.



Dhanka kale waxaa weerar ku qaaday Lady Gaga fanaanada Demi Lovato, taas oo tilmantay in waxa Gaga sameyneyso aysan eheyn wax la qaadan karo fankana kamida.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada