Madaxweynaha oo lagu wado in uu furo kalfadhiga 4aad baarlamaanka Soomaaliya

Madaxweynaha oo lagu wado in uu furo kalfadhiga 4aad baarlamaanka Soomaaliya

daajis.com:-Kalfadhiga 4-aad Baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta furmaayo iyo xildhibaanada oo fasax laba bilood ka soonoqday.

Waxaa manta lagu wada in uu  furmo kala fadhiga 4aad ee baarlamaanka federaalka  Soomaaliya oo horay  u shaaciyay guddoomiyaha  baarlamaanka Mudane jawaari in   uu furmayo 22-ka bishan oo ku began manta.

Waxyaabaha  ugu waweyn ee looga fadhiyo  baarlamaanka waxaa ka mid ah xalinta isqab-qabsiga arrinta Federaalka oo lagu eedeeyay inaysan xil iska saarin iyo mel marinta hindisa sharciyeedo badan oo ay xukuumada Soomaaliya soo bandhigtay.

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa inuu furo kala fadhiga 4aad ee Baarlamaanks Soomaaliya.

Dhismaha Baarlamaanka hada waxa xaadir ku ah mudanayaal badan oo ka soo laabtay fasax laba bilood ah oo ay ku maqnaayeen.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada