TACSI:- Hibaaq Jamaal Film La Jishay Mursal Muuse Si naxdin Leh ugu Dhimatay,Sucuudiga+VIDEO

TACSI:- Hibaaq Jamaal Film La Jishay Mursal Muuse Si naxdin Leh ugu Dhimatay,Sucuudiga+VIDEO

daajis.com:- JEDDAHA ALAHA U NAXARIISTEE Marxuumad HIBAAQ JAMAAL Ayaa ku geeriyootay wadanka sucuudiga , Hibaaq oo ka mid ahayd ama actaradii filimka HAN HAGRASHO OO AY la jishay fanaanka MURSAL MUUSE, aya sababta geerideeda noqotay gaadhi ama shil baabuur oo ka dhacay magaalada JEDDAH, Geeridan oo ah geeri naxdin leh ayaa noqtay

mid aad loogu wada tacsiyadeeyey marxuumada HIBAAQ oo mustaqbal wayn ku lahay xagga fanka balse tii Alle ka hor timid. 


MAAMULKA IYO MADAXDA DAAJIS waxey tacsi u dirayaan MARXUUMADA HIBAAQ, QOYSKI IYO QARABADI AY KA BAXDAY INAALILAAH WAA INAA ILAYHI RAAJUCUUN. Qaar ka Mida Eheladeeda Ayaa U Sheegay Warbaahinta Inay gabartani Dhmatay Hibaaq Ah,Iyadoona Siweyn Naxdin Ugu noqotay Soomalida Sucuudiga Dhacdadani.



xigasho:-xoghoose FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:55 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada