Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Hull City v Manchester City.

Line-upka Rasmiga Ee Kulanka Hull City v Manchester City.

daajis.com:-Kooxda Manchester City ayaa marti ku ah maanta garoonka Hull City iyagoo doonaya inay ka soo kabsadaan guuldarrooyinkii ay kaga hareen Champions League iyo FA Cup.


Tababare Manuel Pellegrini ayaa ku soo bilaabay Dzeko weerarka iyadoo Aguero uu dhaawac yahay, halka Clichy uu isna ku soo bilowday daafaca garabka bidix, waxaana labadaan xiddig ay bedeleen Negredo iyo Kalorov.
LINE-UPKA RASMIGA AH:
Man City: Hart, Zabaleta, Kompany, Demichelis, Clichy, Garcia, Fernandinho, Toure, Nasri, Silva, Dzeko.
Keyd: Pantilimon, Lescott, Navas, Milner, Kolarov, Rodwell, Negredo
Hull City: McGregor, Rosenior, Elmohamady, Figueroa, Chester, Davies, Huddlestone, Meyler, Livermore, Jelavic, Long
Keyd: Harper, Bruce, Koren, Fryatt, Boyd, Sagbo, Aluko

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:22 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada