TOP NEWS:- Fu’aad Shongole oo kashifay sir adag oo ka dhaxeeysa Al-shabaab

TOP NEWS:- Fu’aad Shongole oo kashifay sir adag oo ka dhaxeeysa Al-shabaab

daajis.com:-Fu’aad Maxamed Khalaf Shongole oo ka mid ah saraakiisha Al-shabaab ayaa kashifay sir culus oo dad badan ka qarsooneed ka dib markii uu si lama filaan ah u hadlay.

Waxa uu sheegay in deegaano badan xilligaan laga qabsado ay iyaga sabab u yihiin ka dib markii uu sheegay khilaaf xoogan oo dhexdooda kasoo cusboonaaday.

“Anaga ayaa is khilaafnay cadowgana faa’’ido ayuu u arkay, waxaana alagu bilaabay in duulaano nalagu soo qaado, hase ahaatee anaga meel walba waan ka kala cararnay”

Shongole ayaa dhanka kale daaha ka qaaday in Al-shabaab ay u kala qeybsameen qabiil qabiil, taansna ay keentay in si sahal ah meelo badan looga qabsado.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:12 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada