U Gaar Dumarka :- Hadaad Caajis Dhanka Sariirta Ah Ka Dareento Cunooyinkaan Ku Tijaabi.

U Gaar Dumarka :- Hadaad Caajis Dhanka Sariirta Ah Ka Dareento Cunooyinkaan Ku Tijaabi.

daajis.com:-Cunno badan ayaa jirta oo saameyn ku yeelaneysa xariirka galmo ee ragga , waxaana xusid mudan in cunada wanaagsan ay door weyn ka ciyaarto in xariirka sariirta uu guuleysto , waxa ayna daajis haatan ku siineysaa cunooyin xoojinaya ciyaartaada sariirta .

1- Cunida Mooska Waxa Ay Nasiino Siineysaa Neerfayaasha : waa muhiim in odaygaada uu helo nasiino ka dib maalin dheer oo shaqo , waxa ayna daraasado la sameeyay muujinayaan in mooska uu yahay dajiye dabiici ah oo neerfaha u fiican maxaa yeelay waxaa ka buuxa Magnesium, hal xabo oo moos ah ayaa kugu filan in aad hesho kulan xaraarad leh oo degan .

2- Cunista Miraha Badda , Rabitaanka Ciyaarta Ayay Xoojineysaa : miraha badda waxaa ka buuxa Zing kaasi oo lagu tirayo macdanka ugu muhiimsan ee ciyaarta oo baahida ninkaada ee arintaas ayuu xoojinayaa , waxaadna siisaa habeenkii .

3-Joos : waa wax ku ool mana laha dufan dharag keeneysa oo bariiska ayaad uu karin kartaa habeenkaas adiga ayaana wax dareemi doona .



4- Qaadashada Malabka Waxaa Laga Helayaa tamar : hal qaando oo malab ah ku qabo arooortii taasi ayaana ugu filan in is badal dhanka ciyaarta ka dareento odayga .

5- Qaadashada Qarfaha Shaqada Wareegga Dhiigga Ayay Hageysaa : kaliya difaac jirka uma fiicna iyo ka shaqeynsiinta wareegga dhiigga ee sidoo kale xariirka naxariista leh ee sariirta ayay wanaajisaa oo cabitaan qarfo ka sameyn u samee xaajiga sida faras ha u boodee .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:41 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada