U Gaar Ragga:- Arimahaan Xanaaqa Gacalisadaada Ayaad Ku Jibin Kartaa

U Gaar Ragga:- Arimahaan Xanaaqa Gacalisadaada Ayaad Ku Jibin Kartaa

daajis.com:-Shabakada arimaha qoyska ee daajis ayaa ku siineysa ninyahoow arimo yar balse saameyn ku yeeleneysa haweeneyda si waliba oo uu gaarsiisan yahay xanaaqeeda ama murugadeeda .

Kaliya arimahaan sameey waa hubaal jaceyl ayay ka heleysaa waa ayna iloobeysaa qaladkii aad ka gashay .

Erayada Macaan: erayada jilicsan ee ay ka buuxaan amaanta iyo muujinta dareemaha qaboow waxa ay wax tar u leeyihiin jibinta cuqdada ay lamaantaada kaa qabto ee ninyahoow haka laba labeyn in aad ku qanciso lamaantaada erayo jilicsan .

Hadiyad: waa sxirka ugu weyn ee ka adag haweenka oo waxa ay kicinayaan dareenkooda jaceylka waxa ayna keeneysaa cafis deg deg ah waa ayna iloobeysaa wel welkii hayay .


Shopping: waa mid ka mid ah arimaha ay haweeneydu aadka u jeceshahay waa meelo u wacan kana yeeleysa mid faraxsan ee ninyahoow ha iloobin fikirka soo adeegashada( Shopping).




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada