Calaamado Kuu Muujinaya Dabacsanaan Soo Wajahday Nolosha Guurkiina

Calaamado Kuu Muujinaya Dabacsanaan Soo Wajahday Nolosha Guurkiina

daajis.com:-Ka dib sanado guurkiina waxaa laga yaabaa in noloshiina ay u soo dusto dabacsanaan xariirkiina qoyseed hadana arimahaan hadaad aragto dhibaato ayaa idinkuna soo wajahan ee hurdada ka kaca .

Aamusnaan iyo hadal la`aanta , haddii uusan ammaaneyn waxa ay qabato , dhaleeceyntiisa oo badata , in uu weeyneeyo qaladaadkeeda yar , in uu jecel yahay in inta badan waqtigiisa uu la soo qaato isla markaana uusan dan ka laheyn wacitaankaada marka uu guriga ka maqan yahay.

* Haddii ay badato nicistiisa jirka haweeneyda oo uu horay u aheyd boqorad aad u qurxoon haddii arintaan ay sii socoto xaaladda ma fiicna, waxaase ka sii daran haddii uusan ka laheyn ciyaarta sariirta oo tiisa ayuu fiirsadaa oo habeenkii uu doono ayuu imaan dantiisana ayuuna markaas fiisranayaa oo bilaa codsi iyo bilaa mahad celin ayuu shaqada ku qabanayaa.


* In uusan dan ka laheyn xaaskiisa iyo kooxdiisa isla markaana dhag jalaq u siineyn dalabaadkeeda .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada