XUJO:- Gabar ka codsatay wiilkii ay jecleed geeraar kadib maxaa dhacay?

XUJO:- Gabar ka codsatay wiilkii ay jecleed geeraar kadib maxaa dhacay?

daajis.com:-Gabar iyo wiil ayaa saaxiibo  ahaa oo jacayl dhab ah kawda dhaxeeyay, mudo markay love isku  ahaayeen ayaa gabdhii waxay bilawady inay sxbteed lasoo tashato,  sxb teeda gabadhii ayee buufis iyo matoor saartay, waxay ku tiri sxbeey  

wiilka maku jeclo hadii uu ku jecelyahay wuu kuu geeraari lahaa,  iyadana waxay ugu jawaabtay mayaqaano geraar gacaliyaheega laakin aniga ayaa hubo wuu ijecelyahay si dhab ah ayuu ii jecelyahay, waxaas kabax ayaa lagu yiri hada ku dheh isaga ii geeraar ama ima jeclid markaas ayaad kala  o gaanee inuu ku jecelyahay iyo inkale,  okee ayee tiri habeenki ay balan sanaayeen ayey ku tiri  duqa ii geeraar weligaa iima geeraarin hadii kale waxaad wado waa beentaa  ama waan kala hareenaa,  


wiilkii wuxuu yiri maba aqaano daacadi  geeraar laakin maxaa iska galay jacaylkayga iyo geeraar?  waxay tiri waa isku xiranyihiin laasim in aad ii geeraarto lee jirto caawa,  wiilki wuu yaabay wuxuuna isyiri inta uu jacaylkaaga geeraar xun aad ku weyn lahayd isku dhib camal ee geeraar ugu tuur,  wuxuuna yiri calooshaada weyn iyo camankaaga kuus kuusan ayaan lacajabay ciida (carada)  


maacuntaa ar adiga ciida maa cuntaa kkkkk  gabadhii way qeeylisay yaab  kulahaa mawaalatay adiga icaay maan ku dhahay mase i amaan  kkkkkkkk wiilkii wuxuu yiri sow kuma dhihin ma aqaano iigeerar, gabadhi waxay go aan ku gaartay inaysan dhihin markale ii geeraar kkkkkkkkkk


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada