Bill Clinton :- Aniga kama warqabin weerarkii Jeneraal Caydiid

Bill Clinton :- Aniga kama warqabin weerarkii Jeneraal Caydiid

daajis.com:-20 sanno kadib weerarkii fashilmay ee askarta Maraykanka kusoo qaban lahaayeen Jeneraal Maxamed Faarax Caydiid ayaa waxaa soo baxaya xoggo sir qarsoon ahayd oo hadda daaha laga rogey.

Waxaa ka mid ah in weerarkaasi oo loo yaqaano Black Hawk Dawn uusan ogeyn madaxweynihii xiligaasi Bill Clinton, wuxuna sheegey in uu aad ula yaabay weerarka lagu qaaday Jeneraal Caydiid xili guulo laga gaarayay waanwaan dublamaasiyadeed oo socotey.

Weerarkaasi ayaa waxaa ku dhintey illaa 18 askari oo Maraykan ah, waxayna markii dambe kaliftey in ciidamadda Maraykanka ka baxaan Soomaaliya.

Clinton waxa uu sheegey in go’aanka weerarka uu qaatay taliyihii xiligaasi ee ciidamadda Maraykanka ee Soomaaliya ku sugnaa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada