DAAWO DHACDO CAJIIB AH:- Nin isku dayay inuu nolosha isku aaso

DAAWO DHACDO CAJIIB AH:- Nin isku dayay inuu nolosha isku aaso

daajis.com:-Nin u dhashay dalka Kenya, kuna nool tuulada Tivani ee Gobolka Trans Nzoia, ayaa ka tagay dadkii uu tuuladiisa kula noolaa kaddib markii uu qotay xabaal, iskuna dayay inuu isku aaso, kuna sababeeyay mushkilad qoys sida uu sheegay.

Sida uu ku warramay tefiishinka dalka Kenya (KTN), dhacdadani waxay soo shaacbaxday subaxnimadii Arbacada, kana yaabisay dadka deggan Trans Nzoia ee gobolka Dooxada Dhambalan (Rift Valley). Ninkani wuxuu ku doodayaa inay haysato mushkilad ka haysato xagga qoyskiisa, taasoo uu sheegay inuu ku guuldarraystay inuu keliis xalliyo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:09 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada