DAAWO SAWIRADA:-Daadad Khasaaro Nafeed geystay oo ku fatahay…

DAAWO SAWIRADA:-Daadad Khasaaro Nafeed geystay oo ku fatahay…

daajis.com:-Ugu yaraan 43 Ruux ayaa ku dhimatay kuwa kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib markii Daad Xoogan uu ku fatahay Xaafado ka tirsan Waqooyga Dalka Afgaanistaan.

Gudoomiyaha Gobolka Jowzjan ee Dalka Afgaanistaan ayaa shaaca ka qaaday Daadkan uu Khasaaro Nafeed geystay isagoona intaasi ku daray Boqolaal qoys oo kalena ay isaga barakaceen Hooygooda.

Waxuu sheegay in Daadkan uu sidoo kale burburiyay Guro ka sameysnaa Saqafyo ama Jiingado iyadoona Dadka Degaanka looga soo saaray Guri Dayaaradaha Elokobtarka ah sida uu sheegay Gudoomiyaha Gobolka Jowzjan.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada