Daawo Sawirada: Hidaha iyo Dhaqanka Mid Ka Mid ah Wadamada Africa

Daawo Sawirada: Hidaha iyo Dhaqanka Mid Ka Mid ah Wadamada Africa

daajis.com:-Markaad daawato sawiradaan ama qoraalkan aad ayaad ula yaabi dontaan shabakada Newsmaanta, ayaa mar kasta waxaa ay isku xilqantan in ay dadka Soomaliyeed usoo gudbiso arimaha aduunka kale ka jira shabakada ayaan ayaan ku koobneyn oo kaliya in ay arimaha Soomaliya uun ay ka hadasho.
hadaba wadamada aduunka waxaa ka jira dhaqamo kale duwadan oo markaad eegto midba midka ka sii xun yahay ama uu ka daran yahay marka loo eego dhaqankeena Soomaliyeed oo la dhihi karo waa dhaqan wanasgan marka loo eego aduunka kale wax ka jira.
Hadaba sawirada hoos ku xusan waxaa laga soo qaaday wadanka Namibia kaas dhaca bartamaha Africa dadka dagan wadankaas ayaa waxaa ay kala leeyihiin dhaqamo kala duwaan dadka qaar sida kuwa ku xusan hoose waxaad arkeysa dumar iyo ragba in aysan wadan wax dhar ah waana dhaqan ay leeyihiin dadkas.
Markaad argto sawiradan waad la yaabi doontaa ha layabin waa dhaqan ay leeyihiin dad kale waxaa dhici karta hadii ay dadkas ku arkaan adigoo dhar wato in ay kula yabaan.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada