DAAWO SAWIRADA:- Maaliyadaha Xulalka Brazil, Argentine, Uruguay Iyo Spain Ay La Soo Shir Tagi Doonan Koobka Aduunka.

DAAWO SAWIRADA:- Maaliyadaha Xulalka Brazil, Argentine, Uruguay Iyo Spain Ay La Soo Shir Tagi Doonan Koobka Aduunka.

daajis.com:-Koobka aduunka Ee lagu wado in lagu qabto dalka Brazil ayaa ah midka ugu xamaasada badan caalamka oo ay u daawsho tagaan bulshooyin kala duwan oo ka kala yimaada daafaha caamalka.

Laacib.net ayaa idin soo bandhigaya maaliyadaha ay la soo shir tagi doonan xulalka qaarada America hor kacaya Ee Brazil, Argentine, Uruguay iyo xulka difaacanayA koobkan Ee Spain, waxeyna xulalkan ka mid yihiin dadalka loo saadlinayo inay hanan karaan koobka aduunka oo ay sanadkan marti galinayan jaalayasha Ee hesyta rikoorka ugu badan ku guuleysiga koobkan.

Yaa Ugu Shidan Maaliyadahaan??
1- Brazil – Tababare Luiz Felipe Scolari.

2- Argentine – Tababare Alejandro Sabella.
3- Uruguay -  Tababare Oscar Tabarez.
4- Spain – Tababare Vicente Del Bosque.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:49 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada