Daawo Sawirada:- Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho oo si aan Caadi aheyn loo qurxiyay

Daawo Sawirada:- Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho oo si aan Caadi aheyn loo qurxiyay

daajis.com:-Taalada Daljirka Dahsoon ee Magaalada Muqdisho ayaa xiligan kamid noqotay goobaha ila qabadka leh ee ku yaala Magaalada Muqdisho dadkuna damaashaad iyo baashaalka u aadaan.

Taalada ayaa heshay dib u dhis iyo qurxin ay ku sameesay Maamulii hore ee Gobolka Banaadir , waxaana maalin walbo baashaal u aada oo isku soo sawirada dhalinyara magaalada Muqdisho iyo waliba dadka qurbaha ka yimaada.











FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada