Daawo Sawirrada:- Masjid Shiicadu leedahay oo Muqdisho laga furay

Daawo Sawirrada:- Masjid Shiicadu leedahay oo Muqdisho laga furay

daajis.com:-Masjid loogu tala galay inay ku dukadaan dadka Shiicada ah ayaa laga furay Magaalada Muqdisho.

Masjidkaan ayaa dacalka ku haya Wadada Maka Almukaramma ee Magaalada Muqdisho,gaar ahaan inta u Dhaxeysa Seyidka iyo Hottel Waheliye ee Magaalada Muqdisho.

Waxaa Masaajidka Dhismihiisa la dhameeyey 12 bilood ka hor ah ka hor ah laakiin ilaa iyo hadda laguma Dukado Salaada oo wali wuu xiran yahay.

Dowladda Dalka Turkiga ayaa Dhismaha Masaajidkaan ka qeyb qaadatay,waana Masaajid ka ka naqshad duwan Masaajida ku yaala Soomaaliya,oo waxaa uu u Egyahay Masaajida Muslimiinta Shiicada lagu yaqaano .

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirradda Masjidka:




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:11 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada