DAAWO VIDEO :- Arxan darada ku jirta shacabka Chine , qaabka ay ula macaamilaan Yaanyuuraha & Dooliga oo ay muuqaal foodo ah kasoo duubeen ( YAABKA ADUUNKA )

DAAWO VIDEO :- Arxan darada ku jirta shacabka Chine , qaabka ay ula macaamilaan Yaanyuuraha & Dooliga oo ay muuqaal foodo ah kasoo duubeen ( YAABKA ADUUNKA )

daajis.com:-Inta badan waxaa lagu xantaa qaarada Asia in ay cunaan xayawaanada nool kuwaasoo aanan wax isbadal ah ka qaadin sunta ku jirta , sida ay shaaciyaan taleefashinada qaarkood waxaa la arkaa iyagoo qalanaya yaanyuuraha , Dooliga & wixii la halmaama.

Hadaba kani waxa uu cadeyn u yahay hadalkaas waxa ayna si bini adanimada ka baxsan ula dhaqmayaan xayawaanka Yaanyuurta iyagoo marba si ugu qaadaya nafta , muuqaal ay iska duubeen oo lagu faafiyey barta internetka


Si kastaba ha haatee muuqaalkaan oo noqonaya mid si aad ah uga xanaajiyay shacab badan oo qaaradaha kala duwan ku nool kuwaasoo xanaaneeya yaanyuuraha , mana jiro cid xuquuqda Bisadahaasi u dagaalanta lana tiigsata shuruucaha ka jira Caalamka.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada