Daawo Sawirro:- argagax badan oo muujinaya khayaano ay dowlada Mareykanku sameysay 40 sano ka hor

Daawo Sawirro:- argagax badan oo muujinaya khayaano ay dowlada Mareykanku sameysay 40 sano ka hor

daajis.com:-Dalka Viednam ayaa la sheegay inay ku dhalanayaan caruur uusan lixaadkood dhameen oo cuuryaan u badan.

Caruurtaan ayaa la tilmaamay inay sababsanayaan Sun Kimiko ah oo ciidamo Americana ay 40 sano ka hor ku buufiyeen deegaano ka tirsan dalkaasi.

Ciidamada mareykanka ayaa sunta ku buufiyay geedaha si xoogaga dalka Vietnum aysan ugu soo qaadin weeraro jabhadeyn ah.

20 million gollon oo ah dareere Kiimiko ah ayaa la sheegay in ciidamada Mareykanku ay geedaha iyo miraha ku buufiyeen.

Gallon waa halbeega lagu cabiro dareeraha.

Koofurta dalka Vietnum ayaa ugu daran oo xataa walidiinta qaar ay iska fogeeyeen caruurtooda kadib markii ay daweyn waayeen.

Dagaalka dhibaatadaan ku reebay dalka Vietnun ayaa socday 10-kii sano ee u dhaxeeyay sanadihii 1961 illaa 1971.

Dowlada Mareykanka ayaa iclaamisay in looga guuleestay dagaalkaasi hase ahaatee 40 sano kadib ayaa waxaa soo baxday inay khayaano ka waday qirashadaasi ku aadan guuldaradeeda beenta ah.









FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada