Nimco Dareen oo Xil Culus Loo magacabay Dowlad Deeganka Ethopia,Muqaal yab leh Soo sartay

Nimco Dareen oo Xil Culus Loo magacabay Dowlad Deeganka Ethopia,Muqaal yab leh Soo sartay

daajis.com:-fanaanada Nimco Dareenka Mida Xidigaha Soo baxay Dhanka fanka Aadna Ugu saraysa Codka Macaan Ayaa Mudo waxa  Xubin Muhim loo Magacabay Iyadoona Laga Dhigay Sida Wararka Sheegayaan Gudoomiyaha Horumarinta Fanka Ee Dowlad Deeganka Ethopia Waxayna Hada Gudiga Ugu sareya Kaga Jirta Kooxda Deeganka.

Fanaanadani oo iyada Qurbaha Ku Soo bar bartay ayaa Taarikh faneed waxay ku Leedahay Dhanka Fanka Waxayna Tahay fanaanadi ugu horaysey Iyadoona waligeeda Soomaaliya Arag fanaan Qurbaha ka Noqoto.

Iyada lafteeda mar wax laga Weydiyey Taarikh faneedkeeda waxay sheegtay Inay Xiliga Fanka Ku Soo biiraysey adkayd inay Qof soomaaliya Isfahman lakiin sanadooyin ka Dib Ay Ku guulaysatey inay Boqolal Kun Iyo Boqolal Qof Oo  Soomaaliya Dhagaystan fankeda.

waxayna Nimco Dareen Ku Soo bar bartay wadanka Filand Iyadoona  Mudada Aysan xata  Soomali Eray Ah ku hadli karayn,lakiin Jaceylka Fanka Uu gaadhsiyey Inay fanaaninta Ugu can san ka Mid Noqoto.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada