Daawo Video:- Sheekh kasoo jeeda Hargeysa oo ka sheekeeyey dhacdo dhab ah oo argagax leh, Macalimiin Ardayda wax fool xun ugu sheekeeya iyo dhaqan xumo la yaab leh+sawirada

Daawo Video:- Sheekh kasoo jeeda Hargeysa oo ka sheekeeyey dhacdo dhab ah oo argagax leh, Macalimiin Ardayda wax fool xun ugu sheekeeya iyo dhaqan xumo la yaab leh+sawirada

daajis.com:-Sheekhani oo ka hadlay xaqiiqda taagan iyo dhibaatada soo wajihi karta maamulka Somalilland iyo shacabka intaba ayaa maanta la hadlay saxaafada kaasi oo sheegay in wax lala yaabo ay tahay in la arko macalimiin u dhashay dalalka yurub iyo mareykanka ay fasahaad iyo argagax la yimaadaan meel ka mid ah dhulka Soomaaliyeed sheekh Aadan Cabdiraxmaan Warsame(Aadan Sune) oo ka mid ah culimada Somaliland ayaa ka hadlay falalka foosha xun ee inta badan hay뭓duhu ka gaystaan gudaha Somaliland.







FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada