Daawo Video:- Gabar yar oo 10 Sanno jir ah oo ka xishoodsiisay Xaaska madaxweynaha Maraykanka Obama Habdhaqanka Madaxda.

Daawo Video:- Gabar yar oo 10 Sanno jir ah oo ka xishoodsiisay Xaaska madaxweynaha Maraykanka Obama Habdhaqanka Madaxda.

daajis.com:-Gabar yar oo 10 jir ah ayaa kasoo qeyb gashay xafalad sanadeed oo lagu qabto aqalka cad ee Mareykanka ayaa aad uga yaabisay haweeneyda u dhaxda M/Weynaha Mareykanka ee Michelle Obama.

Xafladan ayaa loogu dabaal daga ‘Take Our Daughters and Sons to Work Day’ oo ah maalinta caruurta dhashay shaqadada loo kaxeeyo.

Gabartan ayaa Michelle Obama u dhiibtay resume ama waraaq shaqeedka aabaheed oo shaqo la’aan ay heyso.

Markey u dhiibtay waxey ku tiri ‘Aabahey wuxu shaqo la’aan ahaa 3 sano waxana raba inaa ku siiyo shahaado shaqeedkiisa.’ Gabartan oo magaceeda lagu sheegay Charlotte Bell ayaa hab siisay Michelle markey waraaqda u dhiibtay.

Michelle ayaa sidi muuqatay ka qaaday waraaqda una balan qaday iska xil saari doonto.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada