DAAWO VIDEO:- Axmed Daaci oo xilwareejintii degmada Wadajir khudbad taariikhi ah ka jeediyey

DAAWO VIDEO:- Axmed Daaci oo xilwareejintii degmada Wadajir khudbad taariikhi ah ka jeediyey

daajis.com:-Gudoomiyihii hore ee degmada Wada jir Mudane Axmed Daaci ayaa xilkii degmadaasi wareejiyey 8-sano ka dib markii gudoomiyaha gobalka Banaadir uu u soo magacaabay mas'uul cusub.


 Xaflad si qurux badan loo soo agaasimay kana dhacday xarunta degmada Wadajir ayaa waxaa lagu soo bandhigay waxqabadka iyo guulihii degmadu gaartay, iyada oo ubaxa degmada Wada jirna ay soo bandhigeen heeso ay ku sagootinayaan gudoomiyihii hore.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:47 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada