DAAWO VIDEO:- Nin isku qarxiyay gaari Bas ah oo uu watay

DAAWO VIDEO:- Nin isku qarxiyay gaari Bas ah oo uu watay

daajis.com:-Nin miineeysan oo Qaraxyo ka soo buuxsaday gaari yar oo bas ah ayaa isku qarxiyay shacab farabadan,kuwaasi oo diyaar u ahaa inay cododkooda dhiibtaan

Ismiinayntaasi iyo qaraxyo kale oo ka dhacay dalka Ciraaq ayaa sababay dhimashada in kabadan 10qof,waxana ay ka dhaceen degaanka al-Saadiyah, oo ilaa 140 kilometer ka xigta Baqdaad.

Khubarrada arrimaha dalkaasi u dhuun daloola ayaa sheegayaa in dadka codka dhiibanaya ay u badan tahay inay u codeeyaan qaab ku saleysan mad-habta diimaha iyo qowmiyadaha, iyadoo aaney jirin xisbi heli aqlabiyadda kuraasta loo tartamayo.

Qaraxyo maalintii Isniinta ka dhacay caasimadda iyo qeybo ku yaalla waqooyiga dalka ayaa waxaa ku dhintey sida aanu xogta ku helayno ugu yaraan 50 qof.





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:31 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada