DAAWO:- Xaalada Nololeed ee ay ku nooshahay hooyada dhashay wiilki Taayarka Diyaarada ku safray

DAAWO:- Xaalada Nololeed ee ay ku nooshahay hooyada dhashay wiilki Taayarka Diyaarada ku safray

daajis.com:-Ubax Maxamed Cabdullahi waa hooyada dhashay wiilki soomaliga ahaa ee Galay taayaraka diyaarada ,waxay hada ku nooshahay Xero Qaxooti oo la yiraahdo Sheed-dheer oo ku taala dalka Ethiopia, waxay Ubax ka dalbatay dowladda Mareykanka in wiilkeeda iyo laba Caruur oo kale ah oo aabaha caruurta la jooga loo hayo inta ay meel kuwada noolaanayaan .

Muuqaalka nololeed ee ay hooyadaasi iyo caruur ay dhashay ku nool yihiin ayaa ah mid aad u liita,waxaadna dareemaysa markaad aragto xaalada daruufeed ee haysata hooyadaasi .

Shabakada daajis.com waxay halkaan idiinku soo bandhigaysa sawirro laga soo qaaday hooyadaasi oo lagu magacaabo Ubax Maxamed Cabdullahi .


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada