DAAWO VIDEO:- Nin quutul daruuri ka dhigtay inuu maalintii cuno 3 Kg dhagaxaan iyo dhoobo

DAAWO VIDEO:- Nin quutul daruuri ka dhigtay inuu maalintii cuno 3 Kg dhagaxaan iyo dhoobo

daajis.com:-Nin u dhashay dalka Hindiya ayaa qabatimay inuu quutul daruuri ka dhigto dhoobada iyo dhagaxaanta guryaha lagu dhisto, wuxuuna maalintii uu cunaa sedax Kiillo oo dhoobo iyo dhagxaan.


Ninkani oo lagu magacaabo Pakkirappa Hunagundi oo 30 jir ah, wuxuu cunayay dhoobada iyo dhagaxaanta mudo 20 sano ah, isagoo 10 jirkiisa kusoo bilaabay, mana jirto wax jiro ama xannuun uu ka qaaday.

"Mudo 20 sano ayaa cunayay Ciida, Dhagaxaanta iyo Dhoobadaba, aad ayaan u jeclahay, waxaan bilaabay cunistooda 10 jirkeyga, waana waxyaabaha daruuriga ii ah inaan cuno, waayo ma joojin karo, cuntada waa iska deyn karaa laakiin Dhoobada iyo dhagxaanta ma awoodi"ayuu yiri Pakkirappa Hunagundi.

Dhaqaatiir isku dayday iney ninkani xaaladiisa wax ka qabtaan ayaa waxay sheegeen in uu xaalad xanuun ah ku sugan yahay ninkani, waxayna tilmaameen in uu qabo cudur la yiraahdo Pica oo dadka u keena in ay cunaan waxyaabaha nafaqo darada ah ee ciida ugu horeyso.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA NINKAN


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:08 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada