DAAWO VIDEO:-qaabka Xabsiyada dalka Maraykanka loogu dilo dadka ku xukuman toogashada

DAAWO VIDEO:-qaabka Xabsiyada dalka Maraykanka loogu dilo dadka ku xukuman toogashada

daajis.com:-Muuqaalkaan waxaad ku daawan doontaan dadka ku xiran xabsiyada ku yaala maraykanka,kuwooda ku xukuman dilka toogasho qaabka loo khaarajiyo,ama loo dilo .

Dadka lagu dilo cirbada Sunta ayaa ka hor inta aan la qaarajin waxaa marka hore lagu xir xiraa sariir loogu tala galay dambiilayaasha ka dibna waxaa lagu duraa Cirbad Kaniiniyaal Sun ah ka sameeysan.

Xabsiyo badan oo ku yaala dalka Maraykanka waxaa Cirbad iyo Kaniiniyaal sun ah lagu qaarajiyay dad ku xukunaa dil,balse sharcigaan ayaa adkaaday ka dib markii Suntii ama cirabadii loo adeegsaday nin dilaa ah ay wax ka tari weeysay.




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:24 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada