DAAWO VIDEO:- Sheekh reer Borama ah oo ka shifay arin dhabar jab ku ah Maamulka Somaliland & Siyasiyiintiisa

DAAWO VIDEO:- Sheekh reer Borama ah oo ka shifay arin dhabar jab ku ah Maamulka Somaliland & Siyasiyiintiisa

daajis.com:-Sheekh Xasan Daheeye oo ka mid ah Culimada Soomaaliyeed ee ku nool Magaalada Borama ee Gobolka Awdal ayaa waxuu daaha ka qaaday sir badan oo ku saabsan arin fashil weyn ku ah Gooni isu taaga Somaliland.

Wadaadkani ayaa waxuu ka hadlayaa Arimo badan oo Madaxda iyo Xisbiyada Somaliland soo hadal qaadaan in dhibaato xogan loo geestay balse Sheekha ayaa tilmaamaya Xasuuqii Waqoyi laga geestay in Wasiiro hada ka tirsan Maamulka Somaliland ay ka mid ahaayeyn ee nala daawo Arintani fadeexada ku ah Maamulka Somaliland ee uu hogaamiyo Siilaanyo.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA: 



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 14:39 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada