DAAWO VIDEO:- Soomaalida ku nool Islii oo la yimid Qorsho cusub oo ay ku badbaadinayaan Noloshoda

DAAWO VIDEO:- Soomaalida ku nool Islii oo la yimid Qorsho cusub oo ay ku badbaadinayaan Noloshoda

daajis.com:-Soomaalida ku nool Xaafada Islii ee Magaalada Nairobi aya ala yimid qorsho cusub oo ay uga badbaadayaan Raafka socda iyo dhibaatada xoogan ee loo geysanaya muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku nool Wadanka Kenya.

Qorshahani cusub oo ah mid Soomaalida reer Islii kaga qeyb qaadanayaan sugida amaanka iyo in wax laga qabto amaan xumida ka jirta Xaafadaasi ee nala daawo Boqolaal Soomaali ah oo qorsho cusub la yimid oo ay kaga badbaadayaan raafka socda.

HALKAAN KA DAAWO VIDEO-GA:



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada