DAAWO Video:- Taliyihii Hore ee qaybta Booliska Bari oo xilka ku wareejiyay Taliyaha Cusub

DAAWO Video:- Taliyihii Hore ee qaybta Booliska Bari oo xilka ku wareejiyay Taliyaha Cusub

daajis.com:-Waxaa Soo gaba gaboobmay xafladi uga socotaa qaybta Booliska Gobolka Bari ee Boosaaso,taasi oo uu xilka looga wareejinayo taliyihii hore ee qaybta Booliska gobolka Bari Cismaan Afdalow .

Waxana xilkaasi si rasmi ah ula wareegaya taliyaha cusub oo lagu magacaabo Cabdirixmaan Cali Xaseen (Muslim) horayna u ahaa Taliyihii laanta Socdaalka Jinsiyadaha Airporka magaaladda Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada