DAAWO VIDEO:- Wadankee ayuu u dhashay Ninka ugu wasaqda badan Yurub

DAAWO VIDEO:- Wadankee ayuu u dhashay Ninka ugu wasaqda badan Yurub

daajis.com:-Ninkaan baagamuudada ah, waxaa loo aqoonsaday inuu yahay ninka ugu dheertisan ama wasaqda badan Yurub -maxaa yeelay waa nin aad u wasaq badan, wuxuu seexdaa meelaha ugu wasaqda badan, isagoo gogol ka dhigta danbas kulul si uu diirsi ugu dhigto qabowga daran ee ka jira dalka Czech Republic.

58 jirkan waxaa lagu magacaabaa Ludvik Dolezal, waxayna dadka ku tilmaamaan ninkii Sheydaanka, waxayna Dowladda Czech ku caawisaa bishii £81, wax walba oo gacanta loo geliyana wuu gubyaa.


Ninkaan ayaa dab qabadsiiyay dhamaan wixii uu Hanti, dhar iyo guri uu lahaa.

HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRRADA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:56 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada