U Gaar Ragga : Jumladahaan Haweenka Kama Helaan Ee Haku Oran

U Gaar Ragga : Jumladahaan Haweenka Kama Helaan Ee Haku Oran

daajis.com:-Baaritaan la sameeyaya ayaa muujinaya in jumladaha ugu adag ee ay haweenka sida weyn uga caroodaan ayaa quburo ku xeel dheer arimaha qoyska ku sheegeen in ay tahay oraahda ah “Maxaan Cunnaa Maanta”oo ay ka maqlaan raggooda .

Waxa ay haweenka u arkaan arintaan amar dad badan oo loogu sheegayo in cunnada ay soo diyaariso , iyadoo jumllada labaad ee ay haweenka neceb yihiin waxa ay noqotay “Ma qasab baa in aan wax waliba ihtimaam siiyo yacnii qabto”waan jumlada ragga mar waliba ku dhawaqaan marka xaasaskooda wax ka dalbadaan sida in ay ihtimaam siiyaan caruurta .

Sidoo kale haweenka waa ay neceb yihiin ragga sabarka ku yar yahay marka ay hor taagan yihiin wajihada suuliga oo ay xaaskiisa suuliga ku jirto isla markaana ku yiraahda naga soo dhaqso ,haweenka arinkasi ka carooda ayaa lagu qiyaasaa%54 , waxa ayna hawenka tilmaameen in suuliga ugu soo daahaan is qurxin ayna ragga ka doonyaan erayo ay ka mid yihiin alla qurxoonidaa maanta xitaa haddii aysan dhab ka aheyn .


Haye gabaryaheey adna maxaa ka careysiiya runta ka hadal, daajis Hoyga Arimaha Bulshada Ka Dhigo Saaxibkaada Koowaad .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada