DAAWO VIDEO:- Wariye Life u tabineysay Wareysi oo arin cajiib ah la kulantay

DAAWO VIDEO:- Wariye Life u tabineysay Wareysi oo arin cajiib ah la kulantay

daajis.com:-Gabar Wariye Netherlands ah oo ku guda jirtay Wareysi u baxayay si toos ayaa qabsatay arin cajiib ah oo Malaayiin qof la dhacay qaabka dhacdadan u dhacday.


Gabadhan Wariyaha ayaa waxay ku guda jirtay dabinta Wareysi toos ay la yeelaneysay Duqa magaalada Kampen ee gobolka Overijssel, su'aashii ugu horeysay markey weydiisay ayaa waxay si kedis uga dhacday doon weyn oo ay ku dul wareysaneysay, iyadoo ku dhacday webiga ugu weyn ee Netherlands.


Muuqaal oo ay daawadeen Malaayiin qof ayaa noqday kan ugu daawashada badan Netherland bishan gudaheeda, iyadoo arinta lala yaabay ay tahay markii laga soo bixiyay webiga oo xiligan qofkii ku dhaca qabow awgiis la dhaqaaqi karin, ay iyadii sii wadatay Wareysigii ay ugu timid Duqa Kampen.

HALKAN KA DAAWO ARINTA GABADHAN QABSATAY


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 09:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada