DAAWO VIDEO YAABLEH:- Haweeney 12 Kun oo Shini ah dhar ka dhigatay

DAAWO VIDEO YAABLEH:- Haweeney 12 Kun oo Shini ah dhar ka dhigatay

daajis.com:-Sara Mapelli oo 44 sano jir ah ayaa 12,000 oo shini ah Caloosheeda ilaa xabadka ay ku shumuumeen, iyadoo aan haysan wax dhar ah ama qaawan.

Haweeneydan ayaa 12,000 shinida ah ay xanaaneysaa, waxayna sheegtay in aysan wax cabsi ah ka qabin in ay dhibaateeyaan, sidoo kale Sara Mapelli ayaa iydoo ay jirkeeda ku daboolan yihiin shinada ay awoodaa iney ciyaarto dheesha qoob ka ciyaarka.

Sara Mapelli ayaa muuqaal laga soo qaaday kadib waxaa lagu naaneesay Haweeneydii Malabka hugsatay.

Waxay sheegtay in xiliyada qaar ay jirkeeda oo dhan ku daboosha, wax dhar ahna aysanba u baahneyn inay xirato.

HALKAN KA DAAWO VIDEO IYO SAWIRADA



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada