Dowladda Soomaaliya oo warqad cabasho ah u dirtay Kenya

Dowladda Soomaaliya oo warqad cabasho ah u dirtay Kenya

daajis.com:-Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamed Cali Nuur Americo ayaa sheegay in ay si aad ah uga xun yihiin falkii ay ciidamada Kenya xabsiga ay ugu taxaabeen qunsulka Soomaaliya ee dalkaasi.

Cali Americo ayaa sheegay in ay warqad cabasho ah ay u gudbiyeen wasaarada arimaha dibada dalkasi Kenya si ay jawaab uga soo bixiso xadgududbka loo geestay qunsulkaasi.

Xarigga dowladda Kenya ay kula kacday Qunsulka Soomaaliya u fadhiyay Nairobi ayaa waxa ay wax u dhimi kartaa xiriirka ka dhexeeya labada dal ee Soomaaliya iyo Kenya.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:48 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada