Priyanka Chopra waa adag tahay in Caruur la dhalo.

Priyanka Chopra waa adag tahay in Caruur la dhalo.

daajis.com:-Xiddigta Bollywoodka priyanka chopra oo ah atariisho aan xiisayn xariirka ku salaysan jacaylka ayaa sheegtay in ay adag tahay in caruur la dhalo.

Waxa ay xustay in caruurta kaaga baahan yahiin xanaanayn ilaalin joogta ah hadii intaa kaa waayaana waxa ay ka dhigan tahay in aad daycday ayay tiri. 


Waxa ay intaa ku dartay in ruux marka uu xaas noqdo ku adkaan doonto in shaqa kale qabto waxa ayna sabab ugu dhigtay xanaaneenta caruurta
Atariishadaa ayaan ku haysan xariirada jacaylka ah waxa ayna ku gacan seertay dhoor xariir oo u soo bandhigeen actaro caan ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada