Safaaradda Turkiga ee la dhisayo oo madfac lagu dumiyey

Safaaradda Turkiga ee la dhisayo oo madfac lagu dumiyey

daajis.com:-Safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ee uu dhismaha ku socdo ayaa lala heley madfac meel laga soo gamay, waxaana la sheegey in uu ka dhashay qasaaro naf iyo maalba leh.

Labbo shaqaalo ah oo safaaradda dhismaheeda ka shaqaynayay ayaa la sheegey in ay si xun ugu dhaawacmeen, kadib markii madfaca uu ku habsaday gudaha dhismaha safaaradda oo ah xeradii hore ee mirinaayada ama ciidamadda mariinadda Soomaaliya, meel u dhow dekedii hore ee weyneyd.

Turkiga ayaa koow ka ah dalalka usoo gurmaday Soomaaliya, islamarkaasina ka wada mashaariic waaweyn oo aan iyaga oo kale horey loo arag sida dhismaha waddooyinka laamiga ah iyo xarumaha dowladda iyo kuwa dadweynaha loogu adeego.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:44 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada