Sawiro:- Cajiib Ah Oo La Isku Waydaarsaday Twitter-ka Kadib Ganaaxii Barcelona

Sawiro:- Cajiib Ah Oo La Isku Waydaarsaday Twitter-ka Kadib Ganaaxii Barcelona

daajis.com:-Bogga xiriirka bulshada ee Twitter ayaa ah mid marwalba lajaan qaada wixii cusub waxaana intabadan lasameeyaa sawiro ku haboon dhacdada markaas saaran adduunka.

Maanta markii lagu dhawaaqay in FIFA ay ganaaxday Barcelona oo lagu eedeeyay inay ku xad gudubtay sharciga wax soo iibsiga ee ciyaartoyda ay da,dooda ka hoosayso 18 jir ayaa la isku dhaafsaday Bogga Twitter-ka sawiro aad u qosol badan.
Sawirada waxaa ka mid ahaa Ronaldo iyo Pepe oo ku qoslaya waxa ku dhacay Barcelona sidoo kale waxaa ka mid ahaa tababaraha Cheslea Jose Mourinho oo isna ku qoslaya dhibaatada qabsatay Barcelona.
Hadaba Halkaan Hoose Ka Daawo Sawirada Aan Idiin Soo Xulnay:





FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:13 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada