VIDEO: Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo howdka Sh/hoose ka baadi goobaya Al-Shabaab

VIDEO: Ciidamada Dowladda iyo kuwa Amisom oo howdka Sh/hoose ka baadi goobaya Al-Shabaab

daajis.com:-Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa AMISOM ee dhawaan la wareegay gacan ku haynta qeybo ka tirsan Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa wada howlgal ay keymaha howdka Shabeelaha Hoose kaga baadi goobayaan xoogaga Al-Shabaab.

Waxaana howlgalkan si wada jir ugu qeyb qaadanaya ciidamada Dowladda iyo kuwa Ugandha ee qeybta ka ah AMISOM, kuwaasi oo iyagoo hubka noocyadiisa kala duwan ku hubeysan keymaha u dhaxeeya Qoryooley iyo Janaale ka baadi goobaya maliishiyada Al-Shabaab iyo goobaha ay kaga dhuumanayaan deegaanadaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO-GA BAADI GOOBKA SHABAAB

 

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada