Si Aad Uyareeysa Madax Wareerka Isticmaal Cuntooyinkaan Soo Socda.!

Si Aad Uyareeysa Madax Wareerka Isticmaal Cuntooyinkaan Soo Socda.!

daajis.com:-dadka oo dhan mar un qofka wuu ku dhacaa madax wareer ama stress ha yaraado ama ha badnaado madax wareerkas wuxuu saamyen ku yeesha caafimadka qofka marka si aad u maamusha ama aad xal ugu hesho madax wareerkaas waxaa jira qorsho yaal fara badan aad ku xalin karta mid ka mid ah waxa waaye raashinka aad adiga isticmaasha  raashinka aad adiga isticmaasho qaarkiis wuxuu kaa saacidi karaa inaad ku xaliso madax wareerkaas ama stresska wuxuu sababa hoos u dhac ku yimaado culeyska jirkaaga ama caadis fuulo dhiiga qofka raashinka soo socdo hadad isticmaasha wuxuu kaa saacidi karaa inuu yaraado madax wareerkaas .

Liimo Banbaalmo
baaritaan la sameeyay ayaa waxaa lugu ogaaday vitamin C ku jiro liim banbaalada inuu yareeyo waxyaabaha keena madax wareerka iyadoo sidoo kale uu xoojinaayo awoodo jirkaada baaritaan kale oo la sameeyay ayaa waxay leedahay inuu yareeyo cadaadiska soo food saaro dhiiga qofka iyadoo sidoo kale qofka ay ka saacidaso inuu qabto shaqooyin culculus.

Koostada (spinach)
koostada ayaa ah mid aad u fiican, iyadoo yareyso madax xanuunka faraha badan iyo iney qofka geliso fir fircooni dheerad ah.

Caanaha
baaritaan la sameeyay ayaa waxaa lugu ogaaday caanaha in qofka bini aadamka ay ka saacidaan inuu helo awood dheeri ah iyo inuu qofka qalbigiisa dareemo daganaan dheeri ah.


W/Q:- Abdulahi Daud Olow
E-mail:- daud89@ymail.com
muftaax@facebook.com


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 16:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada