Daawo Sawirada:- Jaamacadaha Ugu Quruxda Badan Aduunka.

Daawo Sawirada:- Jaamacadaha Ugu Quruxda Badan Aduunka.

daajis.com:-halkaan waxaan idinku soo gudbineynaa jaamacadaha aduunka ugu quruxda badan iyo wadamada ay ku yaaa laan iyo xiliga la asaasay.


Jaamacadee ayaad isleedahay waxay soo jiidaneysaa Indha haada iyo qalbigaada,hadaba fiirso sawirada aay kuu soo diyaarisay shabakada daajis.com.


1.Cambridge, Cambridge, Cambridgeshire, Inggris,
waxaa la dhisay sanadii, 1209 

2. Yale University, New Haven, Connecticut, USA
waxaa la dhisay sanadii, 1701

3. University of Coimbra, Coimbra, Coimbra District, Portugal 

  waxaa la dhisay sanadii,1290

4. University of Virginia, Charlottesville, Virginia, USA
waxaa la dhisay sanadii,1819

5.Ruprecht Karl University of Heidelberg, Heidelberg, Baden-Wurttemberg, Jerman
waxaa la dhisay sanadii, 1386

6.Princeton University, Princeton, New Jersey, USA
waxaa la dhisay sanadii, 1746

7.Trinity College Dublin, Dublin, Republik Irlandia
waxaa la dhisay sanadii, 1592

8.Leland Stanford Junior University, Stanford, California, USA

Established 1891

9. Salamanca University, Salamanca, Castilla Leon, Spanyol
waxaa la Dhisay Qarnigii 12aad

10. Peking University, Beijing, Cina
waxaa la dhisay sanadii, 1898


W/Q:- Abdulahi Daud Olow
E-mail:- daud89@ymail.com
muftaax@facebook.com

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 17:06 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada